
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somaaliyeed Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa xilka Riasal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somaaliyeed u magacaabay mudane Maxamed Xuseen Rooble.
Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la sheegay in uu hore ula soo shaqeyn jiray Hayada Shaqaalaha Aduunka ee ILO.