Sayid Axmed Madoobe oo la hadlaya Senetorada Aqalka Sare

Waxaa goor dhaweyd lagusoo dhaweeyey Aqalka sare Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Gudoomiyaha Aqalka Cabdi Xaashi ayaana soo dhaweeyey.

Madaxweynuhu wuxuu goor dhow oo maantoo Axada uu la hadlayaa Senetorada, si uu uga waramo Xaalada Deegaankiisa iyo halka ay marayaan Wadahadaladii Doorashada Soomaaliya.

Puntlandi.com Muqdisho

<