Madaxweyne Deni oo bilad gudoonsiiyey Mujaahid Cali Ismaaciil

Cali Ismaciil Cabdi-Giir wuxuu kamid yahay Aasaasayaashii Puntland isla markaasna wuxuu ahaa Wasiirkii u horeeyey Ee Wasaarada Dekadaha Puntland.

Madaxweyne Deni ayaa Caawa Muqdisho ku gudoonsiiyey Bilad sharaf.

<