Warsaxaafadeed “Madasha Xisbiyada Qaran oo ku baaqday in Shirka Muqdisho labalaariyo

Warsaxaafadeed ay Madasha Xisbiyada Qaran soo saareen ayay Madaxweyne Farmaajo ugu baaqeen in la balaariyo Shirka Muqdisho sidaas awgeedna loo yeero Madaxweynayaasha Maqan.

Madashu waxay soo dhaweysay Dadaalada ka socda Muqdisho.

waakan Warsaxaafadeedkii

<