Madaxweyne Deni oo ka khudbayn doona Aqalka sare

Madaxweynaha Soomaaliya ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa inuu Warbixin ku saabsan Xaalada Soomaaliya uu u gudbiyo Senatorafa Aqalka Sare.

Madaxweyne Deni wuxuu Aqalka Sare uga warbixinayaa Xaalada cakiran ee Doorashada 20/21 iyo Halkasoo wax marayaan,

Waxaa iyana macquul ah inuu Madaxweynuhu noqdo Baarlamaanka Federaalka halkasoo uu kula kulmi doono Gudiga Doorashooyinka ee Basrlamaanka.

Waxaa Xalay baaqday kulankii dhex Mari lahaa Madaxweyne Farmaajo, Deni iyo Axmed Madoobe.

Puntlandi.com Muqdisho

<