Daawo Sawirada Madaxweyne Deni oo la kulmay Xildhibaanada labada Aqal ku matala Puntland

Madaxweyne Deni ayaa Casho is xogwaraysi ah u sameeyey Xildhibaanada iyo Senetorada Federaalka ee lagasoo doorto Puntland.

Kulanka oo is xogwaraysi ahaa ayaa si wanaagsan ku dhacay, wuxuuna Madaxweynuhu uga xogwaramay Xaalada Puntland.

Hoos ka Daawo Sawirada

<