Daawo Sawirada kulankii Madaxweyne Deni iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare

Madaxweyne Deni oo suluxeyn Siyaasadeed kawada Muqdisho ayaaQorshahamaanta wuxuu ahaa inuu la kulmo Madaxda labada Aqal.

Kulankii u horaysay wuxuu la qaatay Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Senotaro ka tirsan Aqalka Sare., Waxayna Masuuliyiintu iska waraysteen Xaalada Dalka iyo Doorashada, Madaxweyne Deni wuxuu Gudoomiyaha uga warbixiyay kulamada Siyaasadeed ee uu Muqdisho u yimid.

Gudoomiyaha Aqalka Sare wuxuu Madaxweyne Deni uga mahadceliyey Suluxa Siyaasadeed ee uu wado.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal iyo Madaxweyne Deni waxaa laguwadaa iney iyana kulmaan Galabta.

<