Madaxweyne Deni oo la kulmaya dhamaan Saamilayda Siyaasada Soomaaliya

????????????????????????????????????

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa Muqdisho kula kulmaya dhamaan Saamilayda Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Kulankii u horeeyey wuxuu la qaatay Madaxweyne Farmaajo, kulanka xigana wuxuu la qaadanayaa Madaxweynayaashii Hore Shariif Sheikh Axmed, Xasan Sheikh, Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Sharrif Xasan iyo Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Kulamadaan ayaa dhamaantood looga tashanayaa Doorashada 20/21, Waxna la filayaa in loo gogol baxsan doono Wadatashiga.

Madaxweyne Deni wuxuu Masuuliyiintaan kala hadlayaa sidii go’aan mideysan looga gaari lahaa qaabka Doorashada loo aadayo.

Puntlandi.com

Muqdisho

<