
Saaka waabarigii Waxaa la xiray Wadooyinka Wadahadalka u ah Muqdisho, Sababtoo ah Magaalada kusoo wajahan Madaxweyne Saciid Deni iyo Sayid Axmed Madoobe.
Wadooyinka oo Xiraa ku dhiwaad 7 Saacadood ayaa aalhirkii Waxaa lug kusoo maray Ninkii Wadooyinka loo xirayn ee Daawo.

