Kulankii Beesha Caalamka iyo Madaxweynayasha Deni iyo Axmed Madoobe oo socda, Xili wdooyink Mudisha u xiran yihiin

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo Muqdisho gaaray maanta ayaa waxay kulan kula Jordan Xubno ka socda Beesha Caalamka oo uu hogaaminayo Safiirka Maraykanku.

Kulanka oo hada socda saacad ku dhowad ayaa Doorashada lagusaarayaa Arina Doorashada

Warar Waxaa jor sheegaya in Madaxweyne Deni uu dlbadey kulankaas

Dhanka kale wadada halbowlaha u ah Muqdisho yaa xiran ilaa hada Waxaana loo xiray imaatinka llabadaan Madaxweyne.

Puntlandi.com Muqdisho

<