Daawo Deni Oo Muqdisho gilgilay

Maanta waxaa Muqdisho u xiran tahay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, Garoonka Diyaaradaha Muqdisho waxaa la waayay meel lakala maro, soo dhaweyntii Madaxweyne Deni.

<