Wafdigii Xisbiga Wadajir oo la kulmay Madaxweyne Deni

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Wafdi uu hogaaminayo oo maalmahaan Garowe ku sugnaa ayaa maanta waxay Madaxtooyada kula kulmeen Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni.

Waxaa la iska waraystay Xaalada Siyaasadeed ee Dalka iyo Doorashada Soomaaliya ee 20/21.

Sawirada hoos ka eeg

<