Shirkii Muqdisho oo Arbacada Bilaabanaya

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa beri oo Talaado ah wuxuu ku wajahan yahay Magaalada Muqdisho oo uu ka dhacayo Shir looga arinsanayo Doorashada Soomaaliya.

Shirka ayaa laguwadaa inuu bilowdo Arbacada waxaana Ajanduhu yahay Doorashada Soomaaliya ee 20/21.

Macada inta maalmood oo uu soconayo kulanku balse Madaxweyne Deni waxaa kasii hormaray Ciidan ilaalinaya Amaankiisa iyo Amaanka Madaxweyne Axmed Madoobe.

Puntlandi.com Garowe

<