Dhagayso Dardaaran ku socda 6 kooxood oo Soomaali ah.

Dardaarankaan Waxaa Tirisay Haweenay Soomaaliyeed oo loogu yeero Cabdala Cabdala, waxay la hadlaysaa Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Lix kooxood oo horbooda Umada Soomaaliyeed.

Hoos ka Dhagayso oo ku waano qaado, ama ka dhagayso telefoonkaaga meesha u hoosaysa (Home botoonka)

Cabdala-Cabdala-2_m4a
<