Xasuuso, Beri iyo Garowe, Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo khudbayn doona Mac’hadka PDRC

Siyaasi Cabdiraxmaa Cabdishakuur wuxuu kamid yahay Siyaasiyiinta u tartamaya Nadaxweynanimada Soomaaliya 2021, Wuxuu ka mid yahay Siyaasiyiinta ugu cadcad Doorashada, Waa Siyaasi ruug cadaa ah oo ku caan baxay dulqaadnimo iyo Samir,

Axada 30 Bishaan Ogoosto wuxuu marti ku yahay Xarunta Cilmi Baarista PDRC qaybteeda Garowe.

Mowduuca uu ka hadlayo waa Doorashada Soomaaliya, Ha lala socdo.

<