Golaha Amaanka oo soo dhaweeyey Shirkii Garowe iyo Shirka Muqdisho ka dhici doona

Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ayaa khasaar ay soo saareen waxay laga hadleen Xaalada Soomaaliya mid Ambi iyo Midsoyaasadeedba.

Goalaha Amaanka waxay Soo dhaweeyeen Shirkii Dhowaan ka dhacay Magaalada Garowe oo Madaxweynaha Dowlada Federaalka iyo Kuwa Maamul Goboleedyadu ay uga qayb qaateen Khattab Teleefoonka kadibna lagu go’aan Sadet in Shir degdeg ah la isugu yimaado Muqdisho.

Golaha Amaanka wuxuu soo dhaweeyey in Qaybaha Soomaaliya ay isla garteen in lasoo daro go’aan loo dhan yahay si loo dardar galiyo Doorashada Soomaaliya.

Golaha Amaanku wuxuu Dowlada Federaalku ugu baaqay inay qaataan Kaalintooda si Dalka ay uga dhacdo Doorasho laguwada Heshiis yahay.

Kharaarkaan wuxuu muujinayaa in Beesha Caalamku aysan aqbali doonin in koox gaara ay afduubto Soorashada Soomaaliya, sidii ka dhacdey Dhuusamareeb oo kale.

Puntlandi.com Dhuusamareeb

<