Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo maanta soo saaraya Warsaxaafadeed

Hogaamiyayaasha Jubbaland iyo Puntland oo maalmahaan ka arinsanayay Doorashada Soomaaliya ayaa ugu dambeyntii maanta soo saari doona Warmurtiyeed ka turjumaya Natiijada kulankooda.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Garowe , waxaase lafilayaa in ay soo saaraan Qodobo ku aadan Doorashada Soomaaliya.

Kala soco Puntlandi.com

<