Deni iyo Madoobe oo kulan xasasi ah uga bilowday Garowe

Hogaamiyayaasha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulankiodii la sugayay wuxuu goordhow ka bilaabanayaa Garowe.

Labada Masuul waxay kawada hadlayaan Xaalada Doorashada Soomaaliya iyo xal u heltids Sababihii kalifayIney iney ka baaqdaan Shirkii Dhuusamareeb.

Masuuliyiintaan oo xiligii Shirka Dhuusamareeb ku maqnaa Jabuuti iyo Kenya ayaa u muuqda Rag go’aan cad ka qaatay Shirkii Dhuusamareeb

Warar Waxaa jira sheegaya in maanta ilaa beri ay Garowe kusoo wajahan yihiin Wafdiyo Balaaran oo ka imanaya Beesha Caalamka, Waxaa kaloo lahadal hayaa in uu isna imaanayo Madaxweyne Farmaajo.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

Puntlandi.com Garowe

<