Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Gudiga Doorashooyinka Puntland (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa la kulmay Gudiga Doorashada Puntland oo uu kala shiray halka wax u marayaan.

Madaxweynaha ayaa Gudigu usoo gudbiyeen Warbixin ku saabsan shaqadii ay soo qabteen iyo Shaqooyinka Xiga.

Madaxweynaha ayaa Gudiga kula dardaarmay iney Wadanka gaarsiiyaan Doorasho Qof iyo Cod ah, wuxuuna kula taliyeyb iney ilaaliyaan Wakhtiga Doorashada, kuna tusaale qaateen Xaaladaha ka taagan Doorashada Qaranka Soomaaliya.

Hoos ka daawovDoorashada

<