Breaking News— Madaxweyne Farmaajo oo Raysal Wasaare ku dhawaaqaya Caawa

Warar rasmi ah oovaan helnay waxay sheegayaan in Madaxweyne Farmaajo uu Raysal Wasaare ku dhawaaqayo Ilaa caawa.

Warar intaas dhaafsan lagama hayo Shaqsiga badali doona Raysal Wasaare kheyre, Balse iyo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa nok xaqiijiyey in Raysal wasaaruhu uu diyaar yahay,Balse la sugayo oo qura ku dhawaaqidiisa.

Wararka kale ee aan helayno waxay sheegayaan in Xafiiska Madaxweynaha ay Qorsheynayaan in Si deg ah Baarlamaanka loo horgeeyo Raysal wasaaraha cusub.

Puntlandi.com Garowe

<