Safiiro Beesha Caalamka Iyo Madaxweyne Farmaajo oo Kulan uga socda Garoonka Diyaradaha Muqdisho

Safiiro ka socda Beesha Caalamka iyo Madaxweyne Farmaajo oo uu weheliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa kulan u socdaa.

Kulanka ayaa wuxuu ka socdaa Garoonka Diyaaradaha Nuqdisho, Sida muuqata waxay Beesha Caalamku kala hadlayaan Madaxweynaha Warqadii uu kasoo saaray Dhuusamareeb .

wixii kasoo baxa kulankaas kala soco Puntlandi.com

Puntlandi.com Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

<