Madaxada Xisbiyada qaran oo ka shirsan Shirkii Dhuusamareeb

Waxaa hada shir u socdaa Madaxada Xisbiyada Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynuhu hore ee Soomaaliya Sheikh Sharif Sheikh Axmed.

Wararka aan helayno waxay sheegayaan in Ajandaha Shirku uu yahay oo qura Shirkii Dhuusamareeb ee lagu kala qaybsanto iyo Qodobadii ay soo saareen Garabkii ku hartay Dhuusamareeb.

Puntland iyo Jubbaland wali ma aysan ka hadal Qodobada kasoo baxay Dhuusamareeb

Puntlandi.com Muqdisho

<