Jubbaland oo si Adag u Cambaaraysay Qodobada ay soo saareen Garabkii ku haray Dhuusamareeb

Dowlada Jubbaland ayaa ka hortimid Qodobadii ay Soosaareen Qaar kamid ah Maamul Giboleedyada iyo Madaxweyne Farmaajo.

Jubbaland waxay Qodobadaas ku tilmaantay wax aan sharci ahayn oo Dastuurka xitaa ka hor imaanaya, Waxay kaloo Jubbaland sheegtay in koox kaliya aysan go’aan ka gaari Karin Doorashada Soomaaliya.

Qoraalka Jubbaland goor dhow naga filo

Puntlandi.com Kismaayo

<