Ciidamada Puntland oo weeraray Saldhigyada Al-shabaab ee Burhaan Galgaka

Xalay fiidkii ayaa Dagaal ka dhacay Buurakayda Galgaka Dagaalkasio ku bilowdey rasaas lagusoo riset Ciidan hoondo ah oo gaariwatay.

Saaka waabarigii ayaa Ciidamada Puntland waxay howlgal saacado sovet waxay ka fuliyeen Deegaanka Habar Hagiogke, Sida warar Ciidan aan ku helnay hal Askari ayaa ka geeriyooday Ciidanka ugu yaraan 5 Ka tirsan maleeshiyadana waa la dilay.

Wali Wax wara oo ku saabsan Howlgalka ma uusan kasoo Nixon Wasaarada Ambiga, Balse Waxaa Puntlandi.com loo xaqiijiyey in Ciidamada iyo Maliishiyada uu dhex maray Dagaal fool ka fool ah.

Puntlandi.com Bosaso

<