Breaking News— Baarlamaanka oo la horkeenayo Qodobadii uu Madaxweyne Farmaajo kasoo saaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ayaa durba u gudbiyey Baarlamaanka Qodobadii kasoo baxay Dhuusamareeb , Gudoomiyaha Baarlamaanka oo la xariiqay qaar kamid ah Xildhibaanada ayaa sheegay arinkaan. Maalmsha soo socda ayayna Baarlamaanku ka doodi doonaan.

Madaxweynuhu wuxuu qorshaynayaa in si degdeg ah uu Baarlamaanku ugu codeeyo Qodobadaas.

Puntlandi.com Muqdisho

<