Xighaya QM oo hadlay iyo James Swan oo Golaha Amaanka ka akhriyay Warbixintii Soomaaliya, Muxaa ka hadlay

James Swan, Ergayga Gaalka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo Warbixin ka hor alhriyay Golaha Amaanka ayaa ka hadlay Xaalada Soomaaliya.

Swan wuxuu sheegay in Ay muhiim tahay in Shirka Dhuusamareeb ay hedhiid loodhan yahay ay ka gaaraan Xaalada Siyaasadeed ee Dalka.

Ergayga Gaalka ah wuxuu nuujiyay inuu ka xunyahay Maqnaanshaha Puntland iyo Jubbaland.

Dhanka kale Xighayaha Guud re Qaramada Midoobay António Guterre ayaa dhaliilay qaabkii shaqada looga qaadey Raysal Wasaare Kheyre, Hadalka Xoghayaha Waxaa ka muuqdey in uusan ku qanacsanayn qaabka uu Madaxweyne Farmaajo wax u wado.

Kulanka Golaha Amaanka Waxaa lagu dhaliilay shaqada Baarlamaanka Waxaana Baarlamaanka Soomaaliya loo sheegay Hadan u muuqda in Aysan kulan dambe isugu imaan karin.

Golaha Amaanka wuxuu hoosta ka xariiqay in Doorashada Soomaaliya ay Wakhtigeeda ku dhacdo isla markaasna noqoto Doorasho loo dhanyahay.

Madaxweyne Farmaajo oo hada 5 maalmood fadhiya Dhuusamareeb ayaa u muuqda in Cadaadiska Beesha Caalamku uu hor istaagay Ajandayaashuu ka damacsanaa Shirka Dhuusamareeb , Waxaa kaloo Dhacarbe jab ku bordet waraaqdii ay Puntland ku dalbatay in Beesha Caalamku soo faragaliso Shirka Dhuusamareeb si loo hubiyo in Qodobada kasoo baxa ay merlmaraan.

Puntlandi.com Garowe

<