Qoorqoor oo laga sugayo Garowe

Madaxweynaha Galmudug ayaa ku soo wajahan Garowe xili buuq Siyaasadeed uu ka jiro Fhuusamareeb, kasoo Khayre ku ah in guul laga gaaro Shirka Dhuusamareeb.

Madaxweyne Qoorqoor oo u muuqato inuu ku jahawareersan yahay Shirka Dhuusamareeb ayaa doonaya inuu badbaadiyo Shirka si Galmudug aysan ugu fashilmin Shirka ay Gogoshiisa dhigeen.

Puntland iyo Jubbaland Waxay wali ku adkeysa in Beesha Caalamku ay Damiano qaado Madaxweyne Farmasjo iyo in lasoo magacasbo Raysal Wasaare.

Puntlandi.com Garowe

<