Beesha Caalamka oo sheegay inaysan Aqbalayn Doorasho aysan qayb ka ahayn Puntland iyo Jubbaland

Saaxibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ayaa shaaca ka qaaday inaysan sinaba u aqbalayn Qaab dooranho oo aysan heshiis ku ahayn Dhamaan Saamilayda Siyaasada Soomaaliya.

Beesha Caalamka maalmahaan wadeen Dadaal Lagu badbaadinayo Shirka Dhuusamareeb , waxayna socda u sheegeen in Waxyaabaha kasoo baxa Shirka Dhuusamareeb ay noqdaan wax loodhan yahay.

Puntlandi.com

Garowe

<