Madasha Xisbiyada Qaran oo Warsaxaafadeed ay soo saareen ku sheegey in la baalmaray ujeedkii Shirka Dhuusamareeb

Qoraal kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku mideysan yihiin qaar kamid ah Xisbiyada ayaa sheegay in Labaad maray ujeedkii laga lahaa Shirka Dhuusamareeb.

Hoos ka akhriso Warsaxaafadeed

<