Gudiga Doorashooyinka Puntland oo sininaar u qabtay Xisbiyada

Gudiga Doorashoiyinka Puntland ayaa kulan ay ku qabteen Xarunta PDRC Waxay siminaar ku saabsan Doorashada waxay ku siyeen Xisbiyada la diiwaan galiyey.

Kulanka oo ahaa Aqoon isweydaarsi laba maalmood socinaya waxaa kasoo qayb galten Masuuliyiin ka socda Xisbiyada ayaa Waxaa khudbad u jeediyey Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Puntland Guuleed Saalax Bare.

Sawirada Hoos kadaawo

Puntlandi.com Garowe


<