
Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Denmark Abshir Sheikhdoon isagoo ku hadlaya Magaca Xubnaha Jaaliyada wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan ilma Aaden Maxamed Geerida ku timid Walaashood Marxuumad Jamila Aaden Maxamed oo Shalay ku geeriyootay Magaalada Oslo ee Dalka Norway.
Jaaliyaduvwaxay Si gaara tacsi ugu dirayaan Gaar ahaan Saciid Aaden (Suujino) oo ka tirsan Jaaliyada Puntland ee Denmark Geerida ku timid Walaashiis Jamiila .
Marxuumada Waxaan Illaahay uga baryeynaa Jano waarta iyo Dambi dhaaf. Aaamiin Aaamiin
Waxaa Tacsida nasoo Gaarsiiyey
Abshir Sheikhdoon
Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Denmark