Puntland oo Dalbatay in Beesha Caalamku ka soo qeyb gasho shirka, damaanadna qaado Heshiisyada Shirka Dhuusamareeb

Kadib wadatashi dheer oo Madaxweyne Deni uu la yeeshay labadiisa Gole waxay Puntland ay Sharuudo ku xirtay sii wadida Shirka Dhuusamareeb .

Puntland waxay dalbatay in Beesha Caalamku ay goob Joof ahaato si loo hubiyo cida diidan in Shirka Dhuusamareeb uu miro dhalo.

Hoos ka akhriso Qoraalka

<