Madaxweyne Jabuuti oo si heersare ah loogusoo sagootiyey Jabuuti kunasoo Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo booqasho rasmi ah ku joogaa Dalka Jabuuti ayaa soo gabagabeeyey safarkiisii, wuxuuna kusoo wajahan yahay Magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweynuhu wuxuu kusoo hakanayaa Garowe, wuxuuna uganasoo talaabi doonaa Magaalada Dhuusamareeb oo ay kusugayaan Madaxda ugu sareeya Soomaaliya.

Madaxweyne Deni intuitiv Jabuuti joogaa wuxuu la kulmay Dhigiisa Dalkaas smudske Ismaaciil Cumar Geele oo ay siqodo Dheer uga wada hadleen Xaalada kala guurka Siyaasada Soomaaliya.

Hoos kadaawo Sogaatintii Jabuuti ee Madaxweyne Deni

<