Madaxweyne Deni oo Garowe lagusoo dhaweeyey, Sawiro

Madaxweyne Xigeenka Puntland Axmed Karaash iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Cabdirshiid Yusuf ayaa Madaxweynaha kusoo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Garowe

<