Daawo : – Jees jeeska Saleebaan Gaal ee colaada Dadka Walaalaha ee Reer Sool waa Ihaano aan la aqbali karin.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Maamulka Hargeisa Oday Saleebaan Gaal ayaa ficil aad u fool xun oo jees jees iyo bahdil ah u geystay xubno ka tirsan Golaha uu hogaamiyo oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Gobolka Sool.

Oday Saleebaan oo hadal ka jeediyey Golaha uu xukumo ayaa si shakhsiyan ah u magacaabay laba Xildhibaan oo Reer Sool ah isagoo si yeel yeel Golaha hortiisa ku weydiiyey su’aalo yaq-yaqsi ah oo meel ka dhac iyo gef ah oo ay ka mid ahaayeen ” Waryaa Indho indhow bal nooga waran Dagaalkii Jaamac Siyaad iyo Naaleye Axmed ku dhexmaray degaanka Jidbaale waxii khasaare ah ee ka dhashay ?

Halkan ka daawo hadalkii Saleebaan Gaal.

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<