Daawo Gudoomiyaha Aqalka sare oo si Adag ula hadlay Madaxweyne Farmaajo, una sheegay inuu Dalku leeyahay laba aqal

Gudoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi oo khudbad ka jeediyey maanta furitaankii Kalfadhiga Aqalka ayaa Madaxweyne Farmaajo wuxuu ku eedeeyay inuu Dastuurka jabiyey Sabtidii kolkii uu ka khudbaynayay Aqalka hoose.

Fudoomiye Cabdi wuxuu si kulul ula hadlay Madaxweynaha wuxuuna xasuusiyay inuu Dalku leeyahay laba Aqal oo Dastuuri ah.

hooska daawo

trim.EFEB3581-CCBD-4D0E-815C-0CADECF9D97C

<