Breaking— Madaxweyne Deni oo kulan uu kala tashanayo Shirka Dhuusamareeb kula jira Karaash iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka

Shirkii Labaad ee Dhuusamareeb waxyar kadib Madaxweyne Farmaajo wuxuu Ku xafgudbay waxyaabihii uu kala heshiiyey Madaxda Maamul Goboleedyada, Sabtidii ayuu Madaxweynuhu wuxuu Khudbad ka jeediyey Baarlamaanka Khudbadaasoi xadgudub ku ahayd Shirka Dhuusamareeb,

Puntland waxay dareensan tahay in Madaxweyne Farmaajo uusan diyaar u ahayn inuu fuliyo wixii lagu heshiiyo.

Hadabada sida aan kasoo xigaynay Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland wuxuu Madaxweyne Deni wadatashi la qaadanayaa lanadiisa Gole inta uusan Aaden Dhuusamareeb , kulanka u horerya wuxuu caawa la qaadanayaa Madaxweyne Xigeenka iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

<