Akhriso Warsaxaafadeed Aqalka Sare “Madaxweynuhu Dastuurkuu jabiyey”

Warsaxaafadeedkaan hoose wuxuu kasoo Bazar Aqalka Sare, Waxaana lagu sheegey in Madaxweynuhu uu Jabiyey qodobo Dastuuri ah maalintii sabtida.

Laakiin ma aha markii u horaysay Mudo Sadex todobaad gudohood ah oo Madaxweynuhu uu Dastuurka hareer maray, Bashii Hore ee Luuliyo Wuxuu
1- Madaxweynuhu ayidey Xilka qaadistii Raysal wasaaraha oo wado hareer marsan Dastuurka loo maray Xilka aaadustiisa

2-Madaxweynuhu wuxuu Wareegto ku magacaabay Raysal Wasaare kuneelgaar ah iyadoo uu Muqdisho joogi RE xilka laga qaadey.

Labada Aqalb ee loogu yeero Sharci dejinta awoodoodii Ma waxay kusoo hartay Waraaqo (Warsaxaafadeed), Sharcigu muxuu u shaqayn waayay.

Hoos ka akhriso Warsaxaafadeedka Aqalka Sare ee maanta Sumad,16/8/2029

<