Wasiir u Dowlihii Madaxtooyada Puntland oo geeriyooday

Alla ha u naxariistee Waxaa Garowe ku geeriyoodey Wasiir u Dowlihii Madaxtooyada Puntland Maxamed Xasan Ciise, Marxuumka ayaa in mudo ah xanuunsanaa.

Shacabka Puntland , gaar ahaan Ehelkii iyo Asxaabtii Marxuumka ayaa loo dirayaa Tacsi.

Marxuumka Waxaan Illaahay uga baryeynaa Jano warta iyo Dambi dhaaf, Aaamiin

<