Shirkii Dhuusamareeb oo beri furmaya

Warar lagu kalaoon yahay ayaa sheegaya in Shirka dhuusamareeb uu bilaabanayo bero oo Axada.Shirka oo laguwaday inuu maanta furmo ayaa dib u dhacaya hal maalin,

Madaxweyne Farmaajo oo ay Beesha Caalamku u hanjabtay ayaa lagu wadaa inuu ka qayb galo Shirka,

Puntlandi.com Garowe

<