Madaxweyne Farmaajo oo Dhuusamareeb gaaray

Madaxweynaha Dowlada Federaalka ayaa goor dhaweyd gaaray Magaalada Dhuusamareeb si uu ga qaybgalo Shirka Dhuusamareeb.

Madaxweynaha oo maanta hadal shaki badan abuuray ka jeediyey Baarlamaanka ayaa wuxuu fuliyey go’aamadiiBeesha Caalamka ee ahaa inuu Madaxweynuhu u hogaansamo Shirka Dhuusamareeb.

Mahad Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Madaxweyne Farmaajo wuxuu ku eedeeyay inuu marin habaabin wado.

Puntlandi.com Dhuusamareeb

<