Dhuusamareeb.. Madaxweyne Laftagareen oo soo gaaray Dhuusamareeb

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen iyo Wafdigiisa ka qayb gali lahaa Shirka Dhuusamareeb ayaa Galabta lagusoo dhaweeyey halkaas.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor iyo Wasiirkiisa Amniga Axmed Macalin Fiqi ayaa Garoonka kusoo dhaweeyey.

Waa Wafdigii u horeeyey oo maanta soo gaara Dhuusamareeb .

Puntlandi.com Dhuusamareeb

<