Breaking News—Madaxweyne Deni oo Dhuusamareeb kusoo wajahan

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo wata Doyaarad khaasa ayaa wuxuu Galabta kasoo degi doonaa Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb .

Wafdiga Madaxweyne Deni Waxay Dhuusamareeb sidii Balantu ahayd ay uga qayb galayaan Shirka Dhuusamareeb oo lagu wado wajigiisii Sadexaad inuu bilowdo beri oo Axada, inkastoo qorshuhu uu ahaa inuu bilowdo Maanta balse hal maalin ayuu dib u dhacay.

Puntlandi.com Dhuusamareeb

<