Weerarkii Xabsiga dhexe oo lasoo afjaray

Weerarkii Xabsiga dhexe ayaa lasoo afjaray goordhaweyd, Wali khasaaraha rasmiga ah lama shaacin, Laakiin ugu taraba toban maxbuus oo Al-shabaab ah ayaa Xabsiga ka baxsadey, sida la xaqiijiyey.

Ciidamadu wali ma shaacin Qaabka wax u dheceen iyo cida ka dambeysay in Maxaabiista Al-shabaab ay hub helaan iyagoo Xabsiga ku jira.

Puntlandi.com Muqdisho

<