G/Sare Cabdulqaadir Jamac Dirir oo loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuu magacaabay Taliyaha Ciidanka Ilaalada Madaxda Puntland.

Gaadhaanle Sare Cabdulqaadir Yusuf Dirir ayaa loo magacaabay jagadaan, wuxuuna shaqada la wareegay isla maanta.

Illaahay ha u naxariistee Waxaa kagadaan baneeyay Marxuum Cusmaan Cumar Maxamed oo dhacay Gaalkacyo lagu dilay.

Puntlandi.com

Garwoe

<