Faahfaahin— Xabsiga dhexe ee Muqdisho oo Baxaabiistii Al-Shabaab ay la wareegeen

Maxaabiis Al-Shabaab ah oo ku Corsa Xabsiga dhexe ee Muqdisho ayaa dagaal ka dhexbilaabay xabsiga, waxyar kadibna kooxo Al-shabaab ah ayaa weerar kusoo qaadey Xabsiga.

Weerarka ayaa ahaa mod qorsheysan oo Al-Shabaab ay Waxaa ogaayren, Waxaa lagusoo waramayaa in Ciidan katirsan kuwa Dowlada ay si hoose hub ugu dusiyeen Maxaabiista, dhanka kale Al-shabaab Way la socdeen xiliga ay Maxaabiistu ay dagaalka bilaabayeen.

ilaa minks Waxaa Xabsiga haysta Al-shabaab, Waxaana socda dagaal u dhexeeya Ciidamada Amaanka iyo Alshabaabka haysta Xabsiga.

wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

<