Breaking News— Madaxweyne Farmaajo iyo Gudoomiye Mursal oo wada Qorshe ka dhan ah Shirka Dhuusamareeb

Saamileyda Siyaasada Soomaaliya 20/21
Saamileyda Siyaasada Soomaaliya 20/21

Warar rasmi ah oo Warbaahinta Puntlandi.com ay tan iyo Xalay helayaan hada la xaqiijiyey ayaa sheegay in Madaxda Dowlada Federaalku ay u ololeynayaan in la burburiyo Shirka Dhuusamareeb.

Arbacadii ayaa Madaxweyne Farmaajo lagasoo xigtey inuu yiri Dhuusmareeb mar dambe la isugu tagi mayo, go’aankaan Anaga leh, Siyaasiyiin lagasoo xigtey hadalkaan ayaa sheegey in Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxweyne Darmaajo ay wadaan Qorshe kasoo horjeedaa Shirka Dhuusamareeb, Gudiga uu Madaxweyne Farmaajo u xilsaaray Shirka Dhuusamareeb wuxuu kula balaney in Shirka losoo wareejiyo Villa Soomaaliya, isla markaasna la badalo Ajandaha Shirka, talabadsoo hada socota.

Siyaasi Xog ogaal ah ayaa Puntlandi.con u sheegey in Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ay wax ka wadaan Majaxaabinta Shirka Dhuusamareeb.

Puntlandi.com Muqdisho

<