Sawiro — Gaalkacyo, Saraakiishii oo la aasay iyo Maamulka Gobolka oo hadlay

Gaalkacyo Waxaa godt dhaweeyd lagu aaday Alla ha u naxariistee Gaadhaanle Sare Cismaan Cumar Oo ahaa Taliyihii Ciidanka Ilaalada Madaxda Puntland iyo Axmed Yusuf Cabdi oo Dina Ciidankaas ka tirsanaa.

Howlgalkii ay Masuuliyiintaan ku geeriyoodeen Waxaa laga gaaray guul weyn oo si buuxda ayaa looks wareegay Goobihii howlgalka lagu qaadey.

Hoos ka daawo Aadkii Marxuumiinta

<