Sargaal kale oo iska ku geeriyooday howlgalkii Gaalkacyo

Calanka oo hoos loo dhigay kadib Geerida Alla ha u naxariistee Gudoomiye Gujir

Wararka ay Warbaahinta Puntlandi.comnka hrlayaan Taliska Ciidanka Puntland ayaa xaqiijinaya in Sargaal lagu magacaabo Axmed Yusuf Cabdi uu Dina ku geeriyooday howlagalkii ay Ciidamadu ku qaadeen Xarin Khamriga lagu keydsho oo ku taalay Magaalada Gaalkacyo.

sargaalkaan ayaa iska wuxuu ku dhawacmay howlgalka balse dhaawicii ayuu u geeriyoodey, Waxaa sidaas Pi u xaqiijiyay Sargaal ka tirsan Ciidanka.

Marxuum Axmed Yusuf Cabdi wuxuu isnanka tirsanaa Ciidamada Amaanka Madaxtooyada.

Madaxweyne Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida Labada masuul ee ka tirsanaa Ciidamada Madaxtooyada.

Puntlandi.com Gaalkacyo

<