Faahfaahin- Ciidamada Amaanka oo gacanta kusoo dhigay ugu taraen 7 Qof, howlgalka Haalkacyo

Howlgalka Saaka Ciidamada Amaanka ay ka fuliyeen bartamaha Gaalkacyo ee uu ku geeriyooday Taliyihii Ciidamada Madaxtooyada Puntland Alla ha u naxariistee  G/sare Cismaan Cumar Maxamed ayaa Waxaa lagusoo qabtay ugu taraen 7 Qof.

Howlagalka oo si weyn loogu guulaystay ayaa gabi ahaan lasoo afjaray saacad ka hor, waxay Ciidamadi qabteen Khamri faro badan iyo Dadkii ka ganacsanayay.

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa ka tacsiyeeyey Gertruds Taliyaha, wuxuuna Madaxweynuhu la hadlay Qoyskii uu ka Bazar Taliyuhu.

Xaafada Gaalkacyo ayaa hada sad u degan Shacabka ayaa sad usoo dhaweeyey howlgalka ay Ciidanku sameeyeen.

Puntlandi.com Gaalkacyo

<